Qarax goor dhow ka dhacay Baydhabo iyo faahfaahino laga helayo

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow oo galabnimadan ah ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Sida wararku sheegayaan qaraxa oo aan la ogeyn nooca uu ahaa ayaa ka dhacay xero ay ku noo yihiin dad barakacayaal ah. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxu ka dhacay goob ay ka socotay damaashaadka la xiriira … Continue reading Qarax goor dhow ka dhacay Baydhabo iyo faahfaahino laga helayo